tanaad logo
Google
Madaxda sare ee Mucaaradka D.F.Soomaalliya oo ku shirsan Sudan
Waxaa Dalka Sudaan isugu yimi Masuuliyiinta Sar Sare ee
Xubnaha ka ah Maxkamadihii Looga Awooda Ronaaday
Magaalada Caasimada ah ee Muqdisha ku waasi oo shirar iyo
kulamo is Daba jooga kule Dalkaasi Sudaan Shirarkaasi oo ah
kuwo aaney Hore u Shaacan balse Haatan ay ka Warqabto
Inta badan Warbaahinta Caalamku.
Masuuliyiintan oo kala ah Shiikh Shiriif iyo Shiir Xasan Daahir
ayways Mhiimada ugu Wayn ee laga soo Xigaynayo
Masuulyiintan Maxkamadaha ayaa ah In isku dayeyaan wada
hadalsiinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kooxahan
oo ku Midowbay ka soo horjeedka dawladda Faderaalka ee
Soomaaliya,
Iyadoo Diblumaasi jooga Safaarada Soomaaliya ee Magaalada
Nayroobi oo magaciisa diiday ayaa sheegay in ay jiraan
dalabyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya uga imaanayaan
dhinaca Xukuumada Suudaan kuna aadan in ay
Madaxweynaha & Raysalwasaaruhu yimaadaan Magaalada
Khartuum
Waa Markii u Horeysey oo kulamo Caynka oo kale ah ay isugu yimadaan Dalka Sudaan iyadoona ay arintaasi ku soo
aadayso Xili Rasal Wasaaraha Somaliya uu kulamo kula Qatay Magaalada Muqdisha ee Casimada Somaliya Intabadan
kooxa Dowlada Diidka ah Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye iyadoo uu Intaasi Raaciyey In Guud ahaanba Hadafka
Xukuumada Dib u heshiisiinta uu yahay Wada Haddalo uu la Geliyo Cidkasta oo ka soo Hor ka jeeda Hanaanka
Dowalda Islamarkaasina ay Miiska Wada Xajoodka Wax Walba ku eegayaan.